garaadkobac

MAGACAABIS: GUDDIGA DOORASHADA GUDDOONKA NAADIGA GARAADKOBAC

Hordhac Asalaamu Calaykum, mudanayaal iyo marwooyin. Waxaan halkan kaga dhawaaqayaa magacaabista guddiga doorashada 8aad ee naadiga Garaad Kobac, taariikhdu markay tahay 16-may-2026. Tani waa fursad muhiim ah oo aan ku soo bandhigo qorshaha aan u leenahay doorashada mustaqbalka. Ujeedada Guddiga Doorashada Guddiga doorashada waxaa loogu talagalay in ay dar-dargeliyaan qabsoomidda doorashada si ay u dhacdo […]

MAGACAABIS: GUDDIGA DOORASHADA GUDDOONKA NAADIGA GARAADKOBAC Read More »

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho

Muqdisho July-23, 2025, Munaasabadda doorashada guddoomiyaha iyo gudd-kuxigeenka Naadiga Akhris-qoraalka iyo Hormarinta Dhallinyrada ee Garaadkobac oo ka dhacdey hoolka Castello, ee Hayat Market, xarunta Taleex ayaa Lagu Doortey Mudane Nuur Cabdi Faarax oo Naadiga hoggaamin doona muddo-xileedka cusub ee 2024-2025. Sidoo kale, Waxaa Guddoomiye-ku-xigeenka Naadiga Loo Doortey Marwo Ruwayda Suleymaan Cabdiraxmaan

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho Read More »

Kadeed

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (10) oo uu qoray Shilke Shariif Dabayaaqadii qarnigii tagay ayaan ku dhashay miyiga fog. Waxaan ku soo barbaaray nolol kacaakufku uu ku badan yahay, nolol aan nasiino lahayn, xilliyada abaarta baadi-doonka xoolaha iyo soofintooda oo ay sahaminta iyo geeddigu dheeryihiin ayaa caado noo ahayd, xilli-roobaadkana nasiino

Kadeed Read More »

Amar

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (09) oo uu qoray Shilke Shariif Saq dhexe ayaan ka kacay sariirtaydii laamiga ayaan sii istaagay. Saacaddu waa sagaalkii habaynimo se waxa ay iila muuqataa maalinnimo, qof dhaqaaqa ma leh oo bidhaan ruux iyo mid gaari midna looma jeedo, aagga aan marayana aad uma xasuusan karo

Amar Read More »

Dhabargaraac

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (08) oo uu qoray Shilke Shariif Saqdii dhexe ayey duuleen Cali iyo saaxiibadiis. Ma ahayn duullaan dhiig ku daadanayo se waxa uu ahaa duullaan uu ubad ku dhalan doono idamka Alle. Saqda dhexe oo uu gayer xun dhacayo ayey soo gaareen raaskii reer Cawil ay deganaayeen,

Dhabargaraac Read More »

Waayeel

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (07) oo uu qoray Shilke Shariif Duuduubka wajigeeda saaran iyo arradkaa gurigeeda ka muuqda ayaa wax walba kaaga filan. Waa waayeel tabar dhigtay oo aan meel dheer tiigsan karin. Hubkii darandoorriga ahaa ee gurigeeda ka dul diryaami jiray ayaa dhego cusleeyey, nafaqadarro awgeedna way indha yaraysay.

Waayeel Read More »

Caashaq

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (06) oo uu qoray Shilke Shariif Hirarka badda ee fallaaraha qorraxda sii dhacaysaa ay garaacayaan iyo dhawaqa shinbiraha ka yuu-yuu leh geedaha waawayn ee xeebta kulaalaya waxaa sii bilaya cuddoonaanta Caa’isha iyo codkeeda luxdan ee ay mar mar heesaha cajiibka ah ay ugu luuqaynayso. Sida ay

Caashaq Read More »

Cayr

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (05) oo uu qoray Shilke Shariif Sannadkiisii saddexaad ayaa u dhashay tan iyo markii uu rumeeyey riyadiisa. Waa riyo uu muddo toban sano ka badan ku soo riyoonayey in ay u rumowdo. Habayno ayuu u saamalaylay maalmana wuu u lugeeyey, dhafar badan iyo dhib aan yarayn

Cayr Read More »

Masayr

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheek Sheeko (04) oo uu qoray Shillke Shariif Muddo saddex saac ka badan ayuu jaam uga jiraa isgoyska Tarabuunka, kulaylka qorraxda iyo huurka ciriiriga uu dhexda uga jiro waxaa u sii weheliya kulaylka gudihiisa ka shidan. Daqiiqad marka uu joogaba taleefanka ayaa ku soo dhacaya, sidii qof waalan

Masayr Read More »

Scroll to Top