Dhacdooyin

Dhismaha Shaqsiyadda Subban ee Dhallinyarada: Tababar Muhiim ah

Hordhac Waxaan idin soo bandhigaynaa tababar muhiim ah oo ku saabsan “dhismaha shaqsiyadda subban ee dhallinyarada”. Tabarkan wuxuu si gaar ah u yahay mid loogu talagalay dhallinyarada, kuwaas oo doonaya in ay horumariyaan naftooda, xoojiyaan shaqsiyadooda, iyo inay kasbadaan xirfadaha hogaaminta. Faa’iidooyinka Tababarka Tababarkan waxaa ka mid ah faa’iidooyin badan oo aan ka iftiimin doono: […]

Dhismaha Shaqsiyadda Subban ee Dhallinyarada: Tababar Muhiim ah Read More »

MAGACAABIS: GUDDIGA DOORASHADA GUDDOONKA NAADIGA GARAADKOBAC

Hordhac Asalaamu Calaykum, mudanayaal iyo marwooyin. Waxaan halkan kaga dhawaaqayaa magacaabista guddiga doorashada 8aad ee naadiga Garaad Kobac, taariikhdu markay tahay 16-may-2026. Tani waa fursad muhiim ah oo aan ku soo bandhigo qorshaha aan u leenahay doorashada mustaqbalka. Ujeedada Guddiga Doorashada Guddiga doorashada waxaa loogu talagalay in ay dar-dargeliyaan qabsoomidda doorashada si ay u dhacdo

MAGACAABIS: GUDDIGA DOORASHADA GUDDOONKA NAADIGA GARAADKOBAC Read More »

Xarunta Dhaxalreeb: Tababar Ku Saabsan Hoggaaminta oo Xubnaha Naadigu Qaarkood Ka Qayngaleen

Khamiis; 31-Jul-2025, Guddoomiyaha Naadiga Garaadkobac Mudane Ugaas Nour Abdi Farah iyo qaar kamid ah xubnaha naadiga ayaa ka qeybgalay seminar ay si heer sare ah u soo agaasintay xarunta Dhaxalreeb kaas oo ka dhacay Hotel Jawhara. Seminarkan ayaa ciwaankiisa waxa uu ahaa “Dhisidda kartida hoggaamineed ee jiilka cusub”, waxaana bixinayay Bashiir Cabduqaadir Macallin, oo ah

Xarunta Dhaxalreeb: Tababar Ku Saabsan Hoggaaminta oo Xubnaha Naadigu Qaarkood Ka Qayngaleen Read More »

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho

Muqdisho July-23, 2025, Munaasabadda doorashada guddoomiyaha iyo gudd-kuxigeenka Naadiga Akhris-qoraalka iyo Hormarinta Dhallinyrada ee Garaadkobac oo ka dhacdey hoolka Castello, ee Hayat Market, xarunta Taleex ayaa Lagu Doortey Mudane Nuur Cabdi Faarax oo Naadiga hoggaamin doona muddo-xileedka cusub ee 2024-2025. Sidoo kale, Waxaa Guddoomiye-ku-xigeenka Naadiga Loo Doortey Marwo Ruwayda Suleymaan Cabdiraxmaan

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho Read More »

KULANKA GORFAYNTA BUUGGA: Hoggaami Naftaada

Jimce; 11-Jul-2025. Waxaa naadiga akhriska iyo qoraalka Garaadkobac u qabsoomay kulankiisa jimce dhaafka ahaa ee lagu faaqidayey qaar kamid ah buugaagta ay soo akhriyaan xubnaha naadiga, kullankan waxa uu ka dhacay Medina University. Madashan waxaa lagu fallanqeeyay buugga qiimaha badan ee la magac baxay “Hoggaami Naftaada”. Buuggan muhiimka ah waxaa inoo soo koobay si qurux

KULANKA GORFAYNTA BUUGGA: Hoggaami Naftaada Read More »

Kulanka Gorfaynta Buugaagta ee Garaadkobac oo Maktabadda Dhaxalreeb Lagu Qabtey

Jimce; 27-June-2025. waxaa naadiga akhriska iyo qoraalka Garaadkobac u qabsoomay kulankiisa jimce dhaafka ahaa ee lagu faaqidayey qaar kamid ah buugaagta ay soo akhriyaan xubnaha naadiga, kullankan waxa uu ka dhacay xarunta Dhaxalreeb. Madashan waxaa lagu gorfeeyay laba buug oo aan kala dhicin oo kala ah; 1- Buugga Fahanka habraaca qaadista dacwada, buuggaan waxaa si

Kulanka Gorfaynta Buugaagta ee Garaadkobac oo Maktabadda Dhaxalreeb Lagu Qabtey Read More »

Buugga Billowga Hanuunka ee uu qorey Ayub Haji Ahmed ahna xubin Naadiga katirsan oo gaarey Guddoomiya Jaamacadda Benadir University.

Guddoomiyaha Jaamacadda Benadir mudane Prof. Dr. Mohamed Mohamud Hassan (Biday), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ayub Haji Ahmed, oo ah arday dhigta Kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka, isla markaana ah Tarjumaaga Buugga Billowga Hanuunka. Intii kulanku socday, Guddoomiyaha ayaa si weyn u bogaadiyay dadaalka Ayub, isagoo ku ammaanay doorka muhiimka ah ee uu ka qaadanayo kor u

Buugga Billowga Hanuunka ee uu qorey Ayub Haji Ahmed ahna xubin Naadiga katirsan oo gaarey Guddoomiya Jaamacadda Benadir University. Read More »

Scroll to Top