Doorasho

MAGACAABIS: GUDDIGA DOORASHADA GUDDOONKA NAADIGA GARAADKOBAC

Hordhac Asalaamu Calaykum, mudanayaal iyo marwooyin. Waxaan halkan kaga dhawaaqayaa magacaabista guddiga doorashada 8aad ee naadiga Garaad Kobac, taariikhdu markay tahay 16-may-2026. Tani waa fursad muhiim ah oo aan ku soo bandhigo qorshaha aan u leenahay doorashada mustaqbalka. Ujeedada Guddiga Doorashada Guddiga doorashada waxaa loogu talagalay in ay dar-dargeliyaan qabsoomidda doorashada si ay u dhacdo […]

MAGACAABIS: GUDDIGA DOORASHADA GUDDOONKA NAADIGA GARAADKOBAC Read More »

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho

Muqdisho July-23, 2025, Munaasabadda doorashada guddoomiyaha iyo gudd-kuxigeenka Naadiga Akhris-qoraalka iyo Hormarinta Dhallinyrada ee Garaadkobac oo ka dhacdey hoolka Castello, ee Hayat Market, xarunta Taleex ayaa Lagu Doortey Mudane Nuur Cabdi Faarax oo Naadiga hoggaamin doona muddo-xileedka cusub ee 2024-2025. Sidoo kale, Waxaa Guddoomiye-ku-xigeenka Naadiga Loo Doortey Marwo Ruwayda Suleymaan Cabdiraxmaan

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho Read More »

Scroll to Top