Uncategorized

Aqoon Wadaag ku saabsan codeynta af-soomaaliga

Isniin; 25-Agoosto-2025. Guddoomiye ku xigeenka naadiga marwo Ruweida Suleiman Mohammad iyo qaar kamid ah xubnaha naadiga Garaadkobac ayaa ka qeyb galay Aqoon wadaag xiiso badan oo ku saabsanaa “Codeynta Af Soomaaliga” kaas oo lagu qabtay xarrunta Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA. Madashan waxaa ka soo qeybgalay aqoonyahanno kala duwan, qorayaal, abwaanno iyo arday wax ka […]

Aqoon Wadaag ku saabsan codeynta af-soomaaliga Read More ยป

MUSHKILADAHA AFKAARTA EE DUNIDA ISLAAMKA.

Waxaa qoray Ayuub Xaaji Axmed ————โ€—————— ๐Œ๐จ๐ฐ๐ช๐ข๐Ÿ๐ค๐š ๐›๐š๐ง๐ข๐ข’๐š๐š๐๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ ๐จ’๐๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ. Mowqifka banii’aadamka marka uu go’doonsan yahay wuxuu noqon karaa mid maaddi ah – sida uu yahay dhaqanka reer Galbeedka ama mid fikradeed sida uu yahay dhaqanka Islaamka. Muslimka waxaa laga doonayaa inuu qaado hal fikrad oo saldhig u ah noloshiisa: Jacaylka wanaagga iyo

MUSHKILADAHA AFKAARTA EE DUNIDA ISLAAMKA. Read More ยป

Soo koobid buug Buugga: Dhambaalada Qur’aanka Qoraa: Ad’ham SharqaawiTarjume: Cabdixakiin Obsiiye Bogagga: 246 bog Ugu horayn mahad oo idil waxa ay u sugnaatay Allah S.W.T oo innaga yeelay ummad muslimiin ah, rumeysan Eebbe S.W.T, adeecsanna rasuulkii loo soo diray ee muxamed NNKH. Intaa kadib; Buuggaan Dhambaallada Qur’aanka waxa uu kamid yahay buugaagta soo dhowaynaya fahanka

Read More ยป

๐…๐š๐ซ๐ช๐ข๐ ๐š ๐ฎ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ, ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐จ๐ซ. W/q; ayuub xaaji axmed

1.๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ (Nuxur) Content waa waxyaabaha la abuuray si loogu gudbiyo fariin ama macluumaad. Waxaa ku jira qoraallo, sawirro, fiidiyowyo, maqal, iyo nooc kasta oo kale oo warbixin ah oo la wadaagayo. Content-ka waxaa loo adeegsadaa baraha internetka, warbaahinta bulshada, buugaagta, joornaalada, iyo meelo kale oo badan. – Tusaale: Maqaallo, blog-yada, muuqallo, xayeysiisyo, qoraalada warbaahinta bulshada,

๐…๐š๐ซ๐ช๐ข๐ ๐š ๐ฎ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ, ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐จ๐ซ. W/q; ayuub xaaji axmed Read More ยป

Waxaan arkay inta aan ku guda jiray tababarradayda iyo safarradeyda dalalka kala duwan, in dadka ay u qaybsamaan lix nooc:

W/Q: Dr. Ibraahin Al-fiqhi. Waxaa Tarjumay: Ayuub Xaaji Axmed ๐Š๐š๐ง ๐Š๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐. Nooc nolosha ku noolaada oo aan garanayn waxa uu doonayo, mana yaqaan yoolasha uu gaari karo. Yoolkiisu waa in uu helo cunto iyo cabitaan ku filan . Laakiin haddana marna kama daalo cabashada duruufaha nololeed ee adag. ๐Š๐š๐ง ๐‹๐š๐›๐š๐š๐. Nooc garanaya waxa uu doonayo,

Waxaan arkay inta aan ku guda jiray tababarradayda iyo safarradeyda dalalka kala duwan, in dadka ay u qaybsamaan lix nooc: Read More ยป

Scroll to Top