Sheekooyin

Gablan

Sheekadaan waxa ay qayb ka tahay Taxanaha Sheeko Sheeko (01) oo uu qoray Shilke Shariif. Gabowga dhafoorkiisa ka muuqda waxaa u dheer duruufta daashatay ee dhabankiisii doorisay. Maryo kun nooc ah oo midba uu dacal ka jeexan yahay ayuu iska dul gashanyahay, timo raamoobay oo buska la daris ahna waxa ay ka raaracaan garbihiisa. Tunka […]

Gablan Read More »

Yaa Eedda Iska Leh!

Qormadan yar waxa ku lafaguri doona uurkutaalooyinka ay la nool yihiin dhallinta qaarkood, gaara ahaan kuwa shaqo la’aanta ah ee la nool ciilkaabka lubiggooda ceegaaga, ee ila dhugo akhriste. Waxan ahaa haddana aan ahay arday. Waayahayga nololeed ee aan joogo waxaan la noolahay uurkutaalooyin badan aan ciddi ii ogeyn, walwalku waa ii keli oo naflayda

Yaa Eedda Iska Leh! Read More »

Scroll to Top