Xarunta Dhaxalreeb: Tababar Ku Saabsan Hoggaaminta oo Xubnaha Naadigu Qaarkood Ka Qayngaleen
Khamiis; 31-Jul-2025, Guddoomiyaha Naadiga Garaadkobac Mudane Ugaas Nour Abdi Farah iyo qaar kamid ah xubnaha naadiga ayaa ka qeybgalay seminar ay si heer sare ah u soo agaasintay xarunta Dhaxalreeb kaas oo ka dhacay Hotel Jawhara. Seminarkan ayaa ciwaankiisa waxa uu ahaa “Dhisidda kartida hoggaamineed ee jiilka cusub”, waxaana bixinayay Bashiir Cabduqaadir Macallin, oo ah […]





