Dhigaalkii dhanbaalkii ka alkumay hawgalkan faca koraya.
Dhanbaalkaan wiil dhallinyaro ah magaciisana lagu soo gaabsaday Dalaal, ayaa u soo diray; Axmed Ibnu Yuusuf Assayid. Oo ah qoraaga buuga Faca koraya waxa uuna dhanbaalkaas sababay in qoraagu waydiimihii lasoo waydiiyey uu ka qoro buuggaan. Hoos ka akhir dhanbaalkii uu diray Dalaal. Wuxuu Yidhi: Dalaal. Waxa aan ka tirsanahay lod badiba qaab nololeedkiisu yahay […]
Dhigaalkii dhanbaalkii ka alkumay hawgalkan faca koraya. Read More »

