Gorfayn Buug

Dhiganaha: EEQA-BEERSI

Waa buug ka hadlaya waaqic ama dhibaato maanta ka taagan wadankeena kana mid ah dhibaatooyinka aan horay uga socon la’nahay muddo 30 sano iyo kabadan ah. Taasoo ah heybsooca, midabtakoorka iyo sinji naceybka. Erayga Eeqa-beersi micnihiisu waa NABSI. buuggaanina wuxuu u doodayaa, dhibaatada haystana soo muujinayaa dad maskiin ah, muslimiin ah, Soomaali ah, laguna reebay

Dhiganaha: EEQA-BEERSI Read More »

GORFAYN Buugga: Kaabaha Dhallinyarada

Qoraaga: Cabdikaafi Maxamed Cusmaan Gorfeyn: Xaawo Cabdulqaadir Cumar ‘Ardayad’ Bismillaah horreysa iyo dambeysaba, Alle ayay mahad dhammaanteed u sugnaatay. Amaan iyo rumeynna Nabigii Alle doortay ayaa innaga mudan (NNKH). Buuggu wuxuu ka kooban yahay cutubyo si wanaagsan isugu xiran oo mid kasta looga hadlayo arrin muhiim u ah nolosha dhallinyarada. Farriinta uu sida ayaana ah

GORFAYN Buugga: Kaabaha Dhallinyarada Read More »

MAANDHOW

HORDHACBuuggan aadka u qiimaha badan waxaa qoray Imaam Al-Qasaali, halyey ka mid ah culimada Islaamka ee dunida Muslimka raad waara ku reebay. Waxaa Af-Soomaali u rogay Cabdimaalik S. Sheekhoow ( عبد المالك سعيد ) oo si cilmiyeysan u tarjumay, isagoo ku dadaalay in uusan ka leexin macnaha buugga asalka ah. Markaad billowdo akhrinta buuggan, waxaad

MAANDHOW Read More »

Gorfaynta Buugga maandhow ee uu Tarjumey CabdimaaliK Siciid Shiikhow

Buugga Maandhow waa buug yare, kaa oo ah dhambaal uu qoray Imaam Al – Qasaali waxaana afkeenna hooyo usoo tarjumay Cabdi Maalik Saciid. Dhambaalka buuggu, waa jawaab ka dhalatay su’aal u soo waydiiyay mid ka mid ah aradaydiisa, kaa oo u qidmayn jiray Skeekha, kana bartay culuum fara badan. In muddo ah kadib ardaygi ayaa

Gorfaynta Buugga maandhow ee uu Tarjumey CabdimaaliK Siciid Shiikhow Read More »

Gorfaynta filimka AANO-QABIIL (Lama arag nin loo aaray oo iil kaso baxay)

Afeef, waxa aan daawaday filimkan, oo ay soo baahisay Astaan TV, filimkan waxa uu daarran yahay ama uu ka hadlayaa mowduuc aad loogu baahi qabo ka bulsha ahaan, waxa aan ka cudurdaaranayaa filimkan haddii uu leeyahay qayb kale oo aanan wali soo bixin, QORMADAN aan ku faaqididoono, walow aan muuqaalka lagu dhex sheegin in uu

Gorfaynta filimka AANO-QABIIL (Lama arag nin loo aaray oo iil kaso baxay) Read More »

Buugga MANGALOOL ee Wasiir Dubbe oo Ay Gorfeyn Ku Samaysay Abwaanad Shukri Maxamed Xassan Xubin Garaadkobac Ka Tirsan

NOVEMBER, 2023 Magaca buugga: Mangalool Daabacaaddii: 1aad Magaca qoraaga: Senator Cismaan Abukar Dubbe Goobta: London Shirkadda daabacday: Garanuug Bogaggiisa: 358 Sanadka la daabacay: 2022 Jaadka: Suugaan Ugu horreyn, qoraagu waxa uu gogoldhigga buugga ku billaabay sharraxaadda dareennada iyo dulucda ay xanbaarsan yihiin boqolka tixood ee maankiisa ka soo maaxday, kuwaas oo ku billaabmaya duco hooyo,

Buugga MANGALOOL ee Wasiir Dubbe oo Ay Gorfeyn Ku Samaysay Abwaanad Shukri Maxamed Xassan Xubin Garaadkobac Ka Tirsan Read More »

Waayaha Daanyeerta: Gorfayn Buugga Dr. Mustafa Kamaal Ee Uu Tarjumey Qoraa Aadan Sahan

Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Horeysa iyo dambeysaba Alle ayee u sugnaatay mahad dhammaanteed, amaan, raacid iyo rumeyn nebigii Alle doortay ayaa mudan naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee. Waxan u mahadcelinaya AHU qoraa Dr Musdafa Kamaal Maxamuud iyo afnaqe ustaad Aadan Sahan. Intaas kaddib, waxan u madalsanahay gorfeynta buugga WAAYAHA DAANYEERTA, ee uu qoray qoraa

Waayaha Daanyeerta: Gorfayn Buugga Dr. Mustafa Kamaal Ee Uu Tarjumey Qoraa Aadan Sahan Read More »

Gorfayn Buugga Dhaxal Ee Uu Qorey Saabir Xikmaawi, Guddoomiye Hore Naadiga Garaadkobac

Qoraaga: Saabir Abdi Yuusuf Gorfeeye: Abdi Yusuf Abdi Bogaga: 214 bog Ugu horayn mahad oo idil waxay u sugnaatay Allah SW oo inaga yeelay umad muslimiin ah, rumeysan Alle, adeecsanna rasuulkii loo soo diray. Allihii kownkan ina keenay nakala garad siiyay xaqa iyo baadilka, na siiyey awood aan wax ku qabsano, maskax aan ku fekerno,

Gorfayn Buugga Dhaxal Ee Uu Qorey Saabir Xikmaawi, Guddoomiye Hore Naadiga Garaadkobac Read More »

Scroll to Top