Maqaallo

Hijradii nebiga Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Qormadii 1aad. Muslimiinta qaybo badan oo Ka mid ah, waxa ay u dabbaal-dagaan maalmahaan oo kale, si ay U xasuustaan hijradii nebiga n.n.k.h. iyo yagleelidda dawladdii Islaamka, ee uu dhidibada U taagay suubanuhu nabad iyo naxariis korkiisa ha ahaatee. Bal aan dib u laabanno Hijrada Ka hor. Islaamku waxa uu ahaa mid Ku fidaya si […]

Hijradii nebiga Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee. Read More ยป

Dhigaalkii dhanbaalkii ka alkumay hawgalkan faca koraya.

Dhanbaalkaan wiil dhallinyaro ah magaciisana lagu soo gaabsaday Dalaal, ayaa u soo diray; Axmed Ibnu Yuusuf Assayid. Oo ah qoraaga buuga Faca koraya waxa uuna dhanbaalkaas sababay in qoraagu waydiimihii lasoo waydiiyey uu ka qoro buuggaan. Hoos ka akhir dhanbaalkii uu diray Dalaal. Wuxuu Yidhi: Dalaal. Waxa aan ka tirsanahay lod badiba qaab nololeedkiisu yahay

Dhigaalkii dhanbaalkii ka alkumay hawgalkan faca koraya. Read More ยป

๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ƒ๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š. W/q: ayuub xaaji axmed

โ€ข ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š: Inta lagu jiro carruurnimada, hal-abuurku inta badan wuxuu ka muuqdaa ciyaarta iyo mala-awaalka. Carruurtu waxay isticmaalaan maskaxdooda hal-abuurka ah si ay u sahamiyaan dunida ku xeeran, u horumariyaan xirfadaha bulsho, iyo inay bartaan fikradaha cusub. Tusaale wiilasha inta bnadan waxa ay ku ciyaaraan gawaarida yaryarka ah, bastooladaha IWM, Halka Gabdhuhu inta badan ay

๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ƒ๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š. W/q: ayuub xaaji axmed Read More ยป

Scroll to Top