SALAANTU WAA FURAHA WADA-JIRKA (2)
Amniga bulshada, waa heerka ugu sarreeya ee laga gaaro nabadda. Waxaa Abuu Hurayrah RC laga weriyey in Rasuulka Alle ﷺ uu dul istaagay dad fadhiya, oo uu ku yiri: Ma idiin sheegaa kuwa idin kugu kheyrka badan iyo kuwa idiinkugu sharta badan? Waa ay aamuseen. Waxa uuna ku celiyey saddex jeer. Markaas nin ka mida […]
SALAANTU WAA FURAHA WADA-JIRKA (2) Read More »









