Shilke Shariif

Qoraa, Filim sameeye iyo Jilaa Caan Ah

Geeljire

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (11) oo uu qoray Shilke Shariif Fiid hore ayaan u ciyaar gudnay deegaan aan nooga dheerayn, gayaan hadda soo kacayna lagu sheegay. Siddeed nin ayaanu ahayn oo wada gar madaw ah, geeloo markaas u dhalay iyo rays nagaadayna isku helay. Wakhti badan nagama aysan qaadan intii […]

Geeljire Read More »

Kadeed

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (10) oo uu qoray Shilke Shariif Dabayaaqadii qarnigii tagay ayaan ku dhashay miyiga fog. Waxaan ku soo barbaaray nolol kacaakufku uu ku badan yahay, nolol aan nasiino lahayn, xilliyada abaarta baadi-doonka xoolaha iyo soofintooda oo ay sahaminta iyo geeddigu dheeryihiin ayaa caado noo ahayd, xilli-roobaadkana nasiino

Kadeed Read More »

Amar

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (09) oo uu qoray Shilke Shariif Saq dhexe ayaan ka kacay sariirtaydii laamiga ayaan sii istaagay. Saacaddu waa sagaalkii habaynimo se waxa ay iila muuqataa maalinnimo, qof dhaqaaqa ma leh oo bidhaan ruux iyo mid gaari midna looma jeedo, aagga aan marayana aad uma xasuusan karo

Amar Read More »

Dhabargaraac

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (08) oo uu qoray Shilke Shariif Saqdii dhexe ayey duuleen Cali iyo saaxiibadiis. Ma ahayn duullaan dhiig ku daadanayo se waxa uu ahaa duullaan uu ubad ku dhalan doono idamka Alle. Saqda dhexe oo uu gayer xun dhacayo ayey soo gaareen raaskii reer Cawil ay deganaayeen,

Dhabargaraac Read More »

Waayeel

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (07) oo uu qoray Shilke Shariif Duuduubka wajigeeda saaran iyo arradkaa gurigeeda ka muuqda ayaa wax walba kaaga filan. Waa waayeel tabar dhigtay oo aan meel dheer tiigsan karin. Hubkii darandoorriga ahaa ee gurigeeda ka dul diryaami jiray ayaa dhego cusleeyey, nafaqadarro awgeedna way indha yaraysay.

Waayeel Read More »

Caashaq

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (06) oo uu qoray Shilke Shariif Hirarka badda ee fallaaraha qorraxda sii dhacaysaa ay garaacayaan iyo dhawaqa shinbiraha ka yuu-yuu leh geedaha waawayn ee xeebta kulaalaya waxaa sii bilaya cuddoonaanta Caa’isha iyo codkeeda luxdan ee ay mar mar heesaha cajiibka ah ay ugu luuqaynayso. Sida ay

Caashaq Read More »

Cayr

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheeko Sheeko (05) oo uu qoray Shilke Shariif Sannadkiisii saddexaad ayaa u dhashay tan iyo markii uu rumeeyey riyadiisa. Waa riyo uu muddo toban sano ka badan ku soo riyoonayey in ay u rumowdo. Habayno ayuu u saamalaylay maalmana wuu u lugeeyey, dhafar badan iyo dhib aan yarayn

Cayr Read More »

Masayr

Sheekadaan waxa ay ka mid tahay taxanaha Sheek Sheeko (04) oo uu qoray Shillke Shariif Muddo saddex saac ka badan ayuu jaam uga jiraa isgoyska Tarabuunka, kulaylka qorraxda iyo huurka ciriiriga uu dhexda uga jiro waxaa u sii weheliya kulaylka gudihiisa ka shidan. Daqiiqad marka uu joogaba taleefanka ayaa ku soo dhacaya, sidii qof waalan

Masayr Read More »

Hooge

Sheekadaan waxa ay qayb ka tahay Taxanaha Sheeko Sheeko (03) oo uu qoray Shilke Shariif. Isku-dhexdaadsanaanta iyo shiirka aan urta laga mari karin, caawa waxaa u sii dheer buuqa iyo bulaanka ka soo baxaya qolka. Cali waxaa caawa weheliya saddex saaxiibadiis ah oo markii ay waayeen kistii ay shaaxa iska bixin jireen ku ballanay in

Hooge Read More »

Is waa

Sheekadaan waxa ay qayb ka tahay Taxanaha Sheeko Sheeko (02) oo uu qoray Shilke Shariif. Qaabka uu u dhankoolo ee uusan muddada isku dhaqaajinayn ayaad ka garanaysaa in uu dhib wayni haysto. Kursi xeebta kulaalaya ayuu fadhiyaa oo marar badan oo ay biyuhu lugihiisa soo gaareen isma uusan nuuxin. Hirarka badda ku laacdamaya iyo kuwa

Is waa Read More »

Scroll to Top