Cabdimaalik Saciid Sheekhow

Gorfaynta filimka AANO-QABIIL (Lama arag nin loo aaray oo iil kaso baxay)

Afeef, waxa aan daawaday filimkan, oo ay soo baahisay Astaan TV, filimkan waxa uu daarran yahay ama uu ka hadlayaa mowduuc aad loogu baahi qabo ka bulsha ahaan, waxa aan ka cudurdaaranayaa filimkan haddii uu leeyahay qayb kale oo aanan wali soo bixin, QORMADAN aan ku faaqididoono, walow aan muuqaalka lagu dhex sheegin in uu […]

Gorfaynta filimka AANO-QABIIL (Lama arag nin loo aaray oo iil kaso baxay) Read More »

XURMAYNTA KALA DUWANAANTA IYO ASALKA MIDNIMADA UMMADDA

Dunida Islaamka waxa ay waayahan dambe la kulantay, fidnooyin la mida ah habeen gudcura, kuwaas oo badankood ka dhashay xadgudubka iyo fahamka khaldan, ee laga fahmay nusuusta shareecada. Dad badan ayaa fududeystay in ay Muslimiinta ku xukumaan bidco, gaalnimo, shirki, iyo jaahilnimo, arrimo khilaafi ah oo ay horey uga hadleen imaamyada iyo culimada Islaamka owgood.

XURMAYNTA KALA DUWANAANTA IYO ASALKA MIDNIMADA UMMADDA Read More »

YAA AH OWLIYO MAXAYSA TAHAY KARAAMO?

Owliyo Alle:- waliga Alle waa kan ku dhaga Alle addeecidiisa, fartooma waxa uu Alle SW faray, kana hara waxa uu Alle ka reebay. Alle SW waxa uu lee yahay, isaga oo ka hadlaya owliyadiisa: قال الله تعالى: أَلا إِنَّ أَوْلِيَاءَ اللَّهِ لا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلا هُمْ يَحْزَنُونَ. الَّذِينَ آمَنُوا وَكَانُوا يَتَّقُونَ. لَهُمْ الْبُشْرَى فِي الْحَيَاةِ

YAA AH OWLIYO MAXAYSA TAHAY KARAAMO? Read More »

Hijradii nabiga Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Qormadii 2aad. Kolkii Cali uu seexday gogoshii nebiga N.N.K.H, waxaa u yimid raggii ay dirsadeen Quraysh, iyaga oo goobaya nebiga n.n.k.h. balse iyaga oo aan arkayn ayuu Ka baxay albaabka waliba iyaga oo taagan, madaxyadooda ayuu carreeyay isaga oo akhrinaya: ﴿وَجَعَلْنَا مِن بَيْنِ أَيْدِيهِمْ سَدًّا وَمِنْ خَلْفِهِمْ سَدًّا فَأَغْشَيْنَاهُمْ فَهُمْ لَا يُبْصِرُونَ﴾. Waxaa aan horay

Hijradii nabiga Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee. Read More »

Scroll to Top