Saabir Xikmaawi

Dhiganaha: EEQA-BEERSI

Waa buug ka hadlaya waaqic ama dhibaato maanta ka taagan wadankeena kana mid ah dhibaatooyinka aan horay uga socon la’nahay muddo 30 sano iyo kabadan ah. Taasoo ah heybsooca, midabtakoorka iyo sinji naceybka. Erayga Eeqa-beersi micnihiisu waa NABSI. buuggaanina wuxuu u doodayaa, dhibaatada haystana soo muujinayaa dad maskiin ah, muslimiin ah, Soomaali ah, laguna reebay

Dhiganaha: EEQA-BEERSI Read More »

Dhigaalkii dhanbaalkii ka alkumay hawgalkan faca koraya.

Dhanbaalkaan wiil dhallinyaro ah magaciisana lagu soo gaabsaday Dalaal, ayaa u soo diray; Axmed Ibnu Yuusuf Assayid. Oo ah qoraaga buuga Faca koraya waxa uuna dhanbaalkaas sababay in qoraagu waydiimihii lasoo waydiiyey uu ka qoro buuggaan. Hoos ka akhir dhanbaalkii uu diray Dalaal. Wuxuu Yidhi: Dalaal. Waxa aan ka tirsanahay lod badiba qaab nololeedkiisu yahay

Dhigaalkii dhanbaalkii ka alkumay hawgalkan faca koraya. Read More »

Scroll to Top