Garaadkobac

Admin User

FURSADO SHAQO INTERNSHP – NAADIGA GARAADKOBAC

Waxaa naga bannaan fursad shaqo iInternship ah oo hal sano ah, xafiisyada kala duwan ee Naadiga Garaadkobac Fursaddaan waxa ay qaas u tahay Xubnaha Naadiga Garaadkobac. Inaad ka mid noqoto howlwadeennada Naadiga Garaadkobac waxaad ka faa’ideysaa 6 arrimood: Haddaba haddii aad xiisaynayso fursaddaan la xiriir Guddoomiyaha Cusub ee Naadiga si uu kuugu daro Golihiisa Fulinta, […]

FURSADO SHAQO INTERNSHP – NAADIGA GARAADKOBAC Read More ยป

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho

Muqdisho July-23, 2025, Munaasabadda doorashada guddoomiyaha iyo gudd-kuxigeenka Naadiga Akhris-qoraalka iyo Hormarinta Dhallinyrada ee Garaadkobac oo ka dhacdey hoolka Castello, ee Hayat Market, xarunta Taleex ayaa Lagu Doortey Mudane Nuur Cabdi Faarax oo Naadiga hoggaamin doona muddo-xileedka cusub ee 2024-2025. Sidoo kale, Waxaa Guddoomiye-ku-xigeenka Naadiga Loo Doortey Marwo Ruwayda Suleymaan Cabdiraxmaan

Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho Read More ยป

KULANKA GORFAYNTA BUUGGA: Hoggaami Naftaada

Jimce; 11-Jul-2025. Waxaa naadiga akhriska iyo qoraalka Garaadkobac u qabsoomay kulankiisa jimce dhaafka ahaa ee lagu faaqidayey qaar kamid ah buugaagta ay soo akhriyaan xubnaha naadiga, kullankan waxa uu ka dhacay Medina University. Madashan waxaa lagu fallanqeeyay buugga qiimaha badan ee la magac baxay “Hoggaami Naftaada”. Buuggan muhiimka ah waxaa inoo soo koobay si qurux

KULANKA GORFAYNTA BUUGGA: Hoggaami Naftaada Read More ยป

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ M๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† N๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ u๐—ด๐˜‚ W๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ T๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ?

Jaadadka takoorka waxaa ugu waaweyn afar nooc oo kala ah: 1. ๐—ง๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต: Takooridda tooska ah waxay dhacdaa marka qofka loola dhaqmo si ka hooseysa qiyamkiisa iyo mudnaantiisa. 2. ๐—ง๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป: waa in qofka marwalba loo muujiyo hab dhaqan aan habboonayn oo ay ka muuqato soocid. 3. ๐—›๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ: waxa ay noqon kartaa in marwalba

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ M๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† N๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ u๐—ด๐˜‚ W๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ T๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ? Read More ยป

Kulanka Gorfaynta Buugaagta ee Garaadkobac oo Maktabadda Dhaxalreeb Lagu Qabtey

Jimce; 27-June-2025. waxaa naadiga akhriska iyo qoraalka Garaadkobac u qabsoomay kulankiisa jimce dhaafka ahaa ee lagu faaqidayey qaar kamid ah buugaagta ay soo akhriyaan xubnaha naadiga, kullankan waxa uu ka dhacay xarunta Dhaxalreeb. Madashan waxaa lagu gorfeeyay laba buug oo aan kala dhicin oo kala ah; 1- Buugga Fahanka habraaca qaadista dacwada, buuggaan waxaa si

Kulanka Gorfaynta Buugaagta ee Garaadkobac oo Maktabadda Dhaxalreeb Lagu Qabtey Read More ยป

Gorfaynta Buugga maandhow ee uu Tarjumey CabdimaaliK Siciid Shiikhow

Buugga Maandhow waa buug yare, kaa oo ah dhambaal uu qoray Imaam Al – Qasaali waxaana afkeenna hooyo usoo tarjumay Cabdi Maalik Saciid. Dhambaalka buuggu, waa jawaab ka dhalatay su’aal u soo waydiiyay mid ka mid ah aradaydiisa, kaa oo u qidmayn jiray Skeekha, kana bartay culuum fara badan. In muddo ah kadib ardaygi ayaa

Gorfaynta Buugga maandhow ee uu Tarjumey CabdimaaliK Siciid Shiikhow Read More ยป

Buugga Billowga Hanuunka ee uu qorey Ayub Haji Ahmed ahna xubin Naadiga katirsan oo gaarey Guddoomiya Jaamacadda Benadir University.

Guddoomiyaha Jaamacadda Benadir mudane Prof. Dr. Mohamed Mohamud Hassan (Biday), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ayub Haji Ahmed, oo ah arday dhigta Kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka, isla markaana ah Tarjumaaga Buugga Billowga Hanuunka. Intii kulanku socday, Guddoomiyaha ayaa si weyn u bogaadiyay dadaalka Ayub, isagoo ku ammaanay doorka muhiimka ah ee uu ka qaadanayo kor u

Buugga Billowga Hanuunka ee uu qorey Ayub Haji Ahmed ahna xubin Naadiga katirsan oo gaarey Guddoomiya Jaamacadda Benadir University. Read More ยป

Buugga MANGALOOL ee Wasiir Dubbe oo Ay Gorfeyn Ku Samaysay Abwaanad Shukri Maxamed Xassan Xubin Garaadkobac Ka Tirsan

NOVEMBER, 2023 Magaca buugga: Mangalool Daabacaaddii: 1aad Magaca qoraaga: Senator Cismaan Abukar Dubbe Goobta: London Shirkadda daabacday: Garanuug Bogaggiisa: 358 Sanadka la daabacay: 2022 Jaadka: Suugaan Ugu horreyn, qoraagu waxa uu gogoldhigga buugga ku billaabay sharraxaadda dareennada iyo dulucda ay xanbaarsan yihiin boqolka tixood ee maankiisa ka soo maaxday, kuwaas oo ku billaabmaya duco hooyo,

Buugga MANGALOOL ee Wasiir Dubbe oo Ay Gorfeyn Ku Samaysay Abwaanad Shukri Maxamed Xassan Xubin Garaadkobac Ka Tirsan Read More ยป

Scroll to Top