Ayub Haji Ahmed

Qoraaga Tarjumey Buugaagta: Dhambaalkii Yuusuf, Magaalada Jaceylka IKKB.

Saddex dhibaato oo lagu xalliyo saddex hab:

Midda koowaad: Haddii laguugu imtixaanay Jeclaanshaha Nafta waxa ay dooneyso Ama Ay Naftaadu ku hoggaamiso; โ€ข Xalka: Dib u eeg xisaabtaada salaadda. โ€ข Caddeynta: Alle wuxuu yiri, “Markaa kadib iyaga waxaa bedelay jiil aan wanaagsaneyn oo dayacay salaadda oo raacay hawada nafta.””๏ป“๏บจ๏ป ๏ป’ ๏ปฃ๏ปฆ ๏บ‘๏ปŒ๏บช๏ปซ๏ปข ๏บง๏ป ๏ป’ ๏บƒ๏บฟ๏บŽ๏ป‹๏ปฎ๏บ ๏บ๏ปŸ๏บผ๏ปผ๏บ“ ๏ปญ๏บ๏บ—๏บ’๏ปŒ๏ปฎ๏บ ๏บ๏ปŸ๏บธ๏ปฌ๏ปฎ๏บ๏บ• Midda labaad: Haddii aad dareento murug […]

Saddex dhibaato oo lagu xalliyo saddex hab: Read More ยป

๐“๐จ๐›๐š๐ง ๐“๐š๐ฅ๐จ ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐Š๐š ๐†๐ฎ๐๐›๐ข๐๐๐š ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐Ÿ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐š๐ ๐…๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š.

Waxaa qoray: Sh. Abdirahman Bashir. Waxaa Tarjumay: Ayuub Xaaji Axmed 1. Noloshaada ku noolow fikradda aad rumeysan tahay, dadka dhexdiisana u bandhig, hana ka laba-labeyn inaad faafiso, xitaa inaad difaacdo oo aad ilaaliso. 2: Si buuxda diiradda usaar fikradda aad rumeysan tahay ilaa ay noqoto magacaaga ugu weyn, xitaa haddii ay noqoto inaad adigu noqoto

๐“๐จ๐›๐š๐ง ๐“๐š๐ฅ๐จ ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐Š๐š ๐†๐ฎ๐๐›๐ข๐๐๐š ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐Ÿ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐š๐ ๐…๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š. Read More ยป

๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐š ๐—๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐จ ๐–๐š๐š๐ซ๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ญ๐š ๐ค๐š๐ช๐š๐š๐ญ๐š ๐€๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐›๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐š ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง. w/q: Ayuub Xaaji axmed

Noloshu waa safar ay kuu weheliso dhacdooyin badan oo kala duwan, oo mid walba laga dhaxlo xasuus iyo cibro. Marka qofku ku dhex jiro safarkiisa nolosha, waxaa jira dhacdooyin iyo xaalado aan la ilaawi karin, kuwaas oo saamayn ku yeesha qofka naftiisa iyo bulshadiisa. Waxaa ugu muhiimsan marka la eego raad raaca nolosha, waa in

๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐–๐š๐š ๐—๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐จ ๐–๐š๐š๐ซ๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ญ๐š ๐ค๐š๐ช๐š๐š๐ญ๐š ๐€๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐›๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐š ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง. w/q: Ayuub Xaaji axmed Read More ยป

๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ง. W/Q: ayuub Xaaji axmed

Saaxiibtinimadu waa xiriir muhiim ah oo saameyn xooggan ku leh nolosha qofka, gaar ahaan xilliga dhallinyarada oo ah marxalad qofku sameynayo goโ€™aanno waaweyn oo noloshiisa mustaqbalka saameyn doona. Saaxiibbada wanaagsan waxa ay qofka ku hagi karaan jidka saxda ah, halka saaxiibbada xun ay qofka u horseedi karaan waddo qaldan oo guuldarro iyo dhibaatooyin badan keenta.

๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ง. W/Q: ayuub Xaaji axmed Read More ยป

๐๐š๐ฒ๐›๐š๐ก๐š ๐œ๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ๐ฌ-๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐ฒ๐š๐š๐›๐š๐ก๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐š’๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ฒ๐จ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ (Content creation). W/Q: AYuub Xaaji Axmed

Waxaa jira noocyo badan oo contents ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin: 1. ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ๐ฌ: Sida qoraalka maqaallada, blog-yada, iyo qoraalada warbaahinta bulshada. 2. ๐•๐ข๐ฌ๐ฎ๐š๐ฅ ๐œ๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ: Sida sawirro, muuqaallo iyo naqshado loo sameeyo si Farriin ama Nuxur loogu gudbiyo 3. ๐€๐ฎ๐๐ข๐จ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ: Sameynta barnaamijyada codka, sida podcast-yada iyo duubista maqal ee sheekooyinka ama casharrada.

๐๐š๐ฒ๐›๐š๐ก๐š ๐œ๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ๐ฌ-๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐ฒ๐š๐š๐›๐š๐ก๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐š’๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ฒ๐จ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ (Content creation). W/Q: AYuub Xaaji Axmed Read More ยป

๐‘๐š๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก: W/Q: Ayuub Xaaji Axmed

๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ: Xilliga dhallinyarada waa waqtiga qofku riyoonayo oo uu doonayo in uu mustaqbalkiisa ka shaqeeyo. Inta badan dhallinyarada waxa ay u arkaan in guushu tahay wax ay si degdeg ah u gaari karaan, iyaga oo u hanqal taagaya in ay dhaqso ku helaan guulaha nolosha, sida maaliyad, sumcad, iyo madaxbannaani. Si kastaba ha ahaatee, rabitaanka

๐‘๐š๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก: W/Q: Ayuub Xaaji Axmed Read More ยป

๐‡๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š. W/Q: Ayuub Xaaji Axmed

๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ: Caashaqa iyo xiriirrada jacaylka ee dhallinyarada waa kuwo dareen ahaan xiiso leh oo qalbiga qofka ku abuura farxad iyo himilooyin mustaqbal. Si kastaba ha’ahaatee, haddii xiriirradaasi aysan ku dhisnayn xikmad iyo qorshe cad, waxa ay sababi karaan dhibaatooyin nafsaani ah iyo kuwa maskaxeed oo saamayn weyn ku leh nolosha qofka. Dhallinyaradu waxay u nugul

๐‡๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š. W/Q: Ayuub Xaaji Axmed Read More ยป

๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐ข๐ช๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐œ๐š ๐š๐ฆ๐š ๐ก๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š (Innovation Process)

W/Q: Ayuub Xaaji Axmed Habka iqtiraaca ama hal-abuurka waa nidaam loo maro soo saaridda fikrad cusub oo laga dhigo xal wax ku ool ah oo bulshada, ganacsiga, ama suuqyada kala duwan ka faaโ€™iidaystaan. nidaamkaan waxa uu leeyahay marxalado is-daba joog ah oo isku xiran, oo midba midka kale ku xiran yahay, si xalka loo abuurayo

๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐ข๐ช๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐œ๐š ๐š๐ฆ๐š ๐ก๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š (Innovation Process) Read More ยป

๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ค๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ง๐š๐š๐ฒ๐š ๐ค๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐๐๐š (๐‚๐จ๐ฆ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ญ ๐™๐จ๐ง๐ž) ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ ๐š๐š๐ซ๐จ ๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š (๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐™๐จ๐ง๐ž).

W/Q: Ayuub Xaaji Axmed Safarkaan waxaa loo qaybiyey afar marxaladood oo mid walba kaalin muhiim ah ku leh horumarka shaqsiga. Aynu mid kasta si faahfaahsan u eegno: 1. ๐‚๐จ๐ฆ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ญ ๐™๐จ๐ง๐ž (๐€๐š๐ ๐ ๐š ๐‘๐š๐š๐ฑ๐š๐๐š.- Qaybtaan: qofka waxa uu dareemaayaa deganaan iyo in aysan waxba ka maqnayn balse uu ku jiro jawi dagan oo bilaa buuq ah. Qofka

๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ค๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ง๐š๐š๐ฒ๐š ๐ค๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐๐๐š (๐‚๐จ๐ฆ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ญ ๐™๐จ๐ง๐ž) ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ ๐š๐š๐ซ๐จ ๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š (๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐™๐จ๐ง๐ž). Read More ยป

๐Œ๐š๐›๐š๐š๐๐ข’๐๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š.

W/Q: Ayuub Xaaji Axmed ๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ Mabaadi’du waa qiyamka qofku uu ku barbaaro sida aaminaadda, runta, iyo daacadnimada, waana qiyam aan la beddeli karin ama laga tanaasuli karin. Waxa ay matalaan qiimaha qofka uu leeyahay. Waxaa la yiraahdaa: “Dadka oo dhammi waa kuwa ku teedsan, mabaadi’dooda, hantidu ma sii jirto, darajooyinka iyo martabaduhuna ma joogaan.” Waqti

๐Œ๐š๐›๐š๐š๐๐ข’๐๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š. Read More ยป

Scroll to Top