Saddex dhibaato oo lagu xalliyo saddex hab:
Midda koowaad: Haddii laguugu imtixaanay Jeclaanshaha Nafta waxa ay dooneyso Ama Ay Naftaadu ku hoggaamiso; • Xalka: Dib u eeg xisaabtaada salaadda. • Caddeynta: Alle wuxuu yiri, “Markaa kadib iyaga waxaa bedelay jiil aan wanaagsaneyn oo dayacay salaadda oo raacay hawada nafta.””ﻓﺨﻠﻒ ﻣﻦ ﺑﻌﺪﻫﻢ ﺧﻠﻒ ﺃﺿﺎﻋﻮﺍ ﺍﻟﺼﻼﺓ ﻭﺍﺗﺒﻌﻮﺍ ﺍﻟﺸﻬﻮﺍﺕ Midda labaad: Haddii aad dareento murug […]
Saddex dhibaato oo lagu xalliyo saddex hab: Read More »
