Hawo Abdulkadir Omar

Yaa Eedda Iska Leh!

Qormadan yar waxa ku lafaguri doona uurkutaalooyinka ay la nool yihiin dhallinta qaarkood, gaara ahaan kuwa shaqo la’aanta ah ee la nool ciilkaabka lubiggooda ceegaaga, ee ila dhugo akhriste. Waxan ahaa haddana aan ahay arday. Waayahayga nololeed ee aan joogo waxaan la noolahay uurkutaalooyin badan aan ciddi ii ogeyn, walwalku waa ii keli oo naflayda […]

Yaa Eedda Iska Leh! Read More »

GORFAYN Buugga: Kaabaha Dhallinyarada

Qoraaga: Cabdikaafi Maxamed Cusmaan Gorfeyn: Xaawo Cabdulqaadir Cumar ‘Ardayad’ Bismillaah horreysa iyo dambeysaba, Alle ayay mahad dhammaanteed u sugnaatay. Amaan iyo rumeynna Nabigii Alle doortay ayaa innaga mudan (NNKH). Buuggu wuxuu ka kooban yahay cutubyo si wanaagsan isugu xiran oo mid kasta looga hadlayo arrin muhiim u ah nolosha dhallinyarada. Farriinta uu sida ayaana ah

GORFAYN Buugga: Kaabaha Dhallinyarada Read More »

Waayaha Daanyeerta: Gorfayn Buugga Dr. Mustafa Kamaal Ee Uu Tarjumey Qoraa Aadan Sahan

Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Horeysa iyo dambeysaba Alle ayee u sugnaatay mahad dhammaanteed, amaan, raacid iyo rumeyn nebigii Alle doortay ayaa mudan naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee. Waxan u mahadcelinaya AHU qoraa Dr Musdafa Kamaal Maxamuud iyo afnaqe ustaad Aadan Sahan. Intaas kaddib, waxan u madalsanahay gorfeynta buugga WAAYAHA DAANYEERTA, ee uu qoray qoraa

Waayaha Daanyeerta: Gorfayn Buugga Dr. Mustafa Kamaal Ee Uu Tarjumey Qoraa Aadan Sahan Read More »

Scroll to Top