Aqoon Wadaag ku saabsan codeynta af-soomaaliga
Isniin; 25-Agoosto-2025. Guddoomiye ku xigeenka naadiga marwo Ruweida Suleiman Mohammad iyo qaar kamid ah xubnaha naadiga Garaadkobac ayaa ka qeyb galay Aqoon wadaag xiiso badan oo ku saabsanaa “Codeynta Af Soomaaliga” kaas oo lagu qabtay xarrunta Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA. Madashan waxaa ka soo qeybgalay aqoonyahanno kala duwan, qorayaal, abwaanno iyo arday wax ka […]
Aqoon Wadaag ku saabsan codeynta af-soomaaliga Read More »


