Guddoonka Cusub Ee Golaha Fulinta Naadiga Garaadkobac oo Lagu Doortey Muqdisho

Muqdisho July-23, 2025, Munaasabadda doorashada guddoomiyaha iyo gudd-kuxigeenka Naadiga Akhris-qoraalka iyo Hormarinta Dhallinyrada ee Garaadkobac oo ka dhacdey hoolka Castello, ee Hayat Market, xarunta Taleex ayaa Lagu Doortey Mudane Nuur Cabdi Faarax oo Naadiga hoggaamin doona muddo-xileedka cusub ee 2024-2025.

Sidoo kale, Waxaa Guddoomiye-ku-xigeenka Naadiga Loo Doortey Marwo Ruwayda Suleymaan Cabdiraxmaan

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top