Nagu saabsan
Naadiga Hormarinta Akhrisqoraalka & Dhalinyarada Garaadkobac.
Garaadkobac waa naadi ka shaqeeya hormarinta dhallinyarada iyo akhris-qoraalka oo muddo ka badan 7 sano ka dhisnaa Magaalada Muqdisho asagoo adeegyadiisa gaarsiinanayay Gobollada Dalka.
Kaalinta Naadigu Naadigu waa la dagaallanka akhris-qoris yarida baahsan, barista habqoraalka toolmoon, u hiillinta Afka Soomaaliga ah, Caawinta dadka ku dhibban kamirodhalinta wax akhriska iyo soo saarista qoraayaal hal-abuur leh.
Naadigu waxa uu qoraayaasha u qabtaa adeegyada carbinta, tababarista, tifaftirka buugaagtooda, faafreebka, latalinta, baahinta iyo bandhigga buugaagtooda
Hiigsigeenna
Our vision is to be a global leader in promoting positive change and fostering a more sustainable and inclusive future. We aspire to inspire, innovate, and impact, creating a world where opportunity and prosperity are accessible to all.
Himilladeenna
Our mission is to actively pursue our vision through the relentless pursuit of excellence. We are dedicated to delivering high-quality products and services that empower individuals, support communities, and protect the planet. We aim to make a meaningful and lasting difference in the lives of people around the world.












Qoraayaasha Naadiga
Porttitor in nibh id aliquet quam aliquam aliquet pulvinar integer dolor quis elementum, dui cursus nisi, nunc viverra nulla fringilla.





